Nabadoon wax kasoo doortay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo caawa la dilay

Kooxo hubeesan ayaa caawa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen nin Nabadoon ahaa oo la sheegay in uu kamid ahaa ergadii Xildhibaanada golaha shacabka wax kasoo doortay. Dhalinyaro hubeesan ayaa la sheegay in ay toogteen Nabadoon Xayeesi Mursal oo kamid ahaa ergadii Xildhibaanada golaha shacabka kusoo doortay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG … Continue reading Nabadoon wax kasoo doortay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo caawa la dilay